HomeSearchMemberlistUsergroupsRegisterLog in

Share | 
 

 Dawadi Nafteyda

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
Manager
مدير عام
مدير عام


Male عدد المساهمات: 81
تاريخ التسجيل: 2009-04-14

PostSubject: Dawadi Nafteyda   16.04.09 9:44

heesta waxaa origanali qaday Fanaan kii Abdi naasir macali alla ha u naxariistee.


Dawadii Naftayday


baydka I

Dawadii naftayday dadka taan ka doortaay,
soo inaana ku daawado dala dheer ugama soo kicin,
dumar haygu noqonine sidana kaaga dabadhacay inaad ii daryeeshaa.
waan kaa danbeeyaayo door waxaan iraahdaa,
duli lam aamaanee dahab weeye gabadhaye.
malagii ku dilay iyo sidaan ahay dabaylaaha,
dadka kala dhantaal ii diiday hadalkee.
inaad daah isaartaayo keligaa dekaysaa,
waxaad damacday ma aqaan miyaa laygu kaa diray.

baydka II

Adigaan dadaadana kaa dawanaayo,
damqasha jirkaygiyo siduu caasha ii dilaay,
alla daayin weeyee, soo kuguma soo dago.
waankaa danbeeyaayo door waxaan iraahdaa,
duli lama amaanee dahab weeye gabadhuye.
Malagii ku dilay iyo sidaan ahay dabaylaaha,
dadka kala dhantaal ii diiday hadalkee.
Inaad daah isaartaayo keligaa dekaysaa,
waxaad damacday ma aqaan miyaa laygu kaa diray.

baydka III

Kuwa nala dadaa una ways doonanayaan,
inaguna daleeshiyo darbiyadaan wareegnaa,
doqonimana weeyaan aan kal diboonaa.
Waan ka danbeeyaayo door waxaan iraahdaa,
duli lam aamaanee dahab weeye gabadhaye.
Malagii ku dilay iyo sidaan ahay dabaylaaha,
dadka kala dhantaal ii diiday hadalkee.
Inaad daah isaartaayo keligaa dekaysaa,
waxaad damacday ma aqaan miyaa laygu kaa diray.


Back to top Go down
View user profile http://kingboy.4ulike.com
 

Dawadi Nafteyda

View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
King Boy :: Somali :: Heeso Qoran-