HomeSearchMemberlistUsergroupsRegisterLog in

Share | 
 

 Saalax Qaasin

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
Manager
مدير عام
مدير عام


Male عدد المساهمات: 81
تاريخ التسجيل: 2009-04-14

PostSubject: Saalax Qaasin   16.04.09 9:57

waxaa qaday heestan Salaaxa Qaasin Naaji waxaa Sameyey Sangub

Gobsanaa Hablahayagu

Marka guudka loo dabo
timaha gidifka loo xiro
tirisadaan gu qaan gaadh
geyaankoodu soo baxo
eegeedka loo galo wada
hada sho guurtidu
gacan qaadku uu dhaco
laga keeno guunyada
gibladiyo ciyaaraha
la gimgimo arooskii
waad gaari nololwacan
lagu so gardadshee
gobsanaa hablahayagu.

xubno wada garaarale
itaal gedo lixaadle
tima goray haldhaaga
afmadow gundku yahay
maarin gun iyo baar
ku manaysatay guuluhu
gubanimo asiilayaa markay guri timaadee
xishood aan gaboobay qurux aan gadoomayan
maariin casan galay waa midab
u gaaree gobsanaa habalahayagu.


Back to top Go down
View user profile http://kingboy.4ulike.com
 

Saalax Qaasin

View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
King Boy :: Somali :: Heeso Qoran-