HomeSearchMemberlistUsergroupsRegisterLog in

Share | 
 

 tahriibkii jaceylka

View previous topic View next topic Go down 

Majiraa Jaceelku
Haa
87%
 87% [ 7 ]
Maya
0%
 0% [ 0 ]
Ma Aqaan
12%
 12% [ 1 ]
Total Votes : 8
 

AuthorMessage
maquuste
عضو جديد
عضو جديد


عدد المساهمات: 3
تاريخ التسجيل: 2009-04-17

PostSubject: tahriibkii jaceylka   17.04.09 12:16

waxaa jiri jir wiil muwalad ah oo ku nool dalka sacuudiga oo iska shaqeeshto nolol fiican ku noolaa
wiilkaasi waxuu ahaa wiil fiican oo dacad ah waxaa dhacdi in uu pltk ka barto gabar reer yurub gabadhii uu jeclaadi aad ayuu u jeclaadi waxuu sameey nolashiisa dhan uu soo borburiyay tahriib ayuu yurub ugalay wadanka ingariiska ayaa laga celii kuba ayuu jeel ku gali meeshaas ayuu godoon ku noqdi muda bil iyo bar waa lasoo daayay kadib ayuu syria iska dagi sabatoo ah yemen uma noqan karo basaboorkiisa ayaa laga sawirtay sacuudigana sharcigiisa wuu iska soo dhumiyay gabartaas laaakin waxaa layaab ah gabartaas ma u ogtahay misa maya?!?!


sheekadaan waa sheeko dhab ah ee raygiina ka sheega affraid


Back to top Go down
View user profile
Manager
مدير عام
مدير عام


Male عدد المساهمات: 81
تاريخ التسجيل: 2009-04-14

PostSubject: Re: tahriibkii jaceylka   17.04.09 16:32

[left]walaahi sheekada hadey jirto waa wax dhib aha waayo qof aa jeclaato
ayatinkana usoo burrburi kadibana jacelkeet jeel u gasho l
walaahi waa wax adag
lakin Saxib Adigaa ma adan No Sheegin Iyada maxe La Qabatay Marku Dhibkaas Usoo Maray

markaas Ayaan Ra'yigena Ka hadli Karna


Mahadsanid
Heart
Back to top Go down
View user profile http://kingboy.4ulike.com
zoro
manegment english department
manegment english department


Male عدد المساهمات: 19
تاريخ التسجيل: 2009-04-15
العمر: 28
الموقع: www.kingboy.4ulike.com

PostSubject: thnz dr maquuste   17.04.09 20:26

walaahi sheekadaani waa ka xumaaday sxb koleebo waxaa umodaa inee qeebta danbo dhimantahay waxaa kaa rabnaa inaa sheekada halkee ku dhamatay inta dhiman plzz noo soo dhameestir ama telkiisa nasii hala xariirnee waayo abaha jaceelka ayaa siiyaya ninkaas. aniga ahaan waxaa lee yahay waa inaa ku tageeraa jaceelkisa inoo sii dhimeestirto oo gadaal usoo labanin waa ku mahad santahay qorayaheeno oo nooga soo hadlaayo wadanka kenya. dr..maquuste صهىن
Back to top Go down
View user profile
Manager
مدير عام
مدير عام


Male عدد المساهمات: 81
تاريخ التسجيل: 2009-04-14

PostSubject: Re: tahriibkii jaceylka   18.04.09 0:39

walaahi aniga ahan shegada aad ee ii cajibisay Embarassed




Last edited by مدير المنتدى on 19.04.09 12:39; edited 1 time in total
Back to top Go down
View user profile http://kingboy.4ulike.com
maquuste
عضو جديد
عضو جديد


عدد المساهمات: 3
تاريخ التسجيل: 2009-04-17

PostSubject: tahriibkii jaceylka   18.04.09 16:51

MUNIIZA07: Shekada waa murug, lakiin wiilka shekadisa le u jednaa away gabadhii maxeese ku danbeysay
Back to top Go down
View user profile
Jamilo
عضو جديد
عضو جديد


Female عدد المساهمات: 4
تاريخ التسجيل: 2009-12-15

PostSubject: Re: tahriibkii jaceylka   15.12.09 14:53

miskiinka wuu dhiboday oo gabarta maxe qabatay Evil or Very Mad
Back to top Go down
View user profile
Manager
مدير عام
مدير عام


Male عدد المساهمات: 81
تاريخ التسجيل: 2009-04-14

PostSubject: Re: tahriibkii jaceylka   15.12.09 14:59

Jamilo wrote:
miskiinka wuu dhiboday oo gabarta maxe qabatay Evil or Very Mad



abaayo shekadaan wey jirta

gabarta yadaan ma ee san ka harin wax yaalo badan ee u qabatay weyna garab is tagtay

_________________
Love Starts With A Smile Grows With A Kiss And Ends With A Tear
Back to top Go down
View user profile http://kingboy.4ulike.com
Miss
عضو جديد
عضو جديد


Female عدد المساهمات: 1
تاريخ التسجيل: 2010-03-04

PostSubject: Re: tahriibkii jaceylka   01.04.10 1:22

Maskiin ilaah ha u sahlo jaceylkiis calool xumo ayu leeyahee
Back to top Go down
View user profile
 

tahriibkii jaceylka

View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
King Boy :: Somali :: Qasooyin Oo Dhab U Dhacday-